Erayo Jaceyl ah - Baro erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh
Baro Erayo Macaan oo soo jiidasho leh

Baro shukaansi iyo qaabka loo soo jiito gabadha aad ka heshay
Sidee loo qoraa Erayo macaan ah oo soo jiidasho leh?

Adeegso erayo macaan ah oo soo jiidasho leh sida erayaaan xiliyada aad qoftaada ama qofkaada la joogto. Waa erayo macan ah oo xikmadeysan misana soo jiidasho leh.
1. In aan ku iloobo aad ayay u adag tahay balse in aad i iloowdo adiga ayay ku taal, iska iloow SMS-kaan balse qofka soo diray ha iloowin waligaa .
2. Macaan Badan qaado indhaheyga balse ii ogalaaw marka hore in aan ku arko.
3. Haddii 100 qof ay ku jecashahay waana ka mid ah ahay , haddii hal qof uu ku jecel yahayna kaasi aniga waaye aniga waaye aniga waaye.
4. Xabiibi haddii aad tahay qofka labaad ee aan jeclahay , hadaba waa kee qofka koowaad ee aan ka jeclahay , jawaabtu wax ay tahay maba jirto , mar waliba adiga ayaa ii ah qofta koowaad ee aan jeclahay.
5. Haddii riyada la dlaban karo waxaan Alle ka dalban laha in aan adiga kugu riyoodoNaftaada waan kaa jeclahay.
6. Waxa aad tahay tuug weyn, waayo wadnaheyga aad xaday.
7. maba sifeyn laheyn arimahaani oo idil haduusan Jaceylkaada i qaadi laheyn.
8. waan ku Jeclahay adigoo ii dhow waan ku Jeclahay adigoo iga fog,intaba adigaan ku jeclahay .
9. aad iyo aad ayaan kuu Jeclahay waa tahay Nolasheyda iyo Qalbigeyga.
10. Gaclisadeydiyey adiga waxaa tahay Jaceylkeyga ugu horeeyey ugana dambeeyay waqti walbo xagaagi ayaan ahay.
11. Gacalisadeydiyey Hadaadan adiga ila joogin wax farxad ah ma sameeyi.
12. waligeyga kuma ilobi doono Maalin walbo iyo Saacad walbo ilaa ay geerida iga timaado.
13. Gacaliso Nolal ma jirto adiga la`aantaada Qof ma jiro aan nolasheyda ku aamini karo ilaan adiga ka aheyn.
waxaa tahay Qalbigeyga iyo Nolashyeyda Ha igu kalifin inaan u dhinto Jaceylkaaga Dartiisa.
14. Qalbi Duufaanada Ayaan Kugu Soo Dhiibaa Shumis Iyo Fariimo Culus O Katurjumayo Xinjiraha Wadnaheyga Uu Ku shaqeeyo Waqtiga Xigana Biriqda Roobka Ayaan Kugu Soo Dhiibi Doonaa Nafteyda Oo Idil.
15. Waan Ogahay Ma Imaan Karo Halkaad Joogto Dhib Maleh Waan Kusugayaa Caawa Waana Kuduceysanaya Markan Indhaha Xero Inaan Riyada Ku kulano Oo Aan Nafta Ku wadaagno.
16. Kumanaan miles Ayaa noo Dhaxeyo Hadane Kalama Maqnin xubi Waayo Qalbiyadeena Ayaa Mideeysan.
17. Meel Walbo Aad Aado, Wax Walbo Aad Sameyso, Waqti Walbo Oo Nakala Geeyo, Hadana Baahidaan Kuuqabo Igama Nusqaanto Oo Weli Waan Kusugayaa.
18. Markan kutabo Sawiradada Ayaan Daawadaa Xusuus Ban Galaa Lakin Markan Xususto Anagoo Wada JognoWaan Iloobaa Inaan Kala Fognahay Oo Gacmahan Xabadka Kudhajiyaa Anoo Ilmeynaa.
19. Markaad Aniga ixasuusato Eeg Dayaxa Caleemaha Iyo Quruxda Gudihiisana Eeg Waayo Dayaxa Hadad Eegto Ana Aan Eego Isla Waqtigaas Labadeenaba Waan Wada Aragnaa Halkaas Dayax Marka Qalbi Miyaanan Isla Joogin Ma Anagaa Kala Fog.
20. Markaad Dareento Kelinimo Fiiri Farahaaga inta Banaan Ee Udhaxeyso Kadib xusuuso faraheyga Xiligaan Kubuuxinayay Farahada Inta Kabanaan, waqtiga haduu Noo Saamaxeen Inan Wada Jogno wax dhib Ah maleh Waayo Samirka Ayey Naftena Baraneysaa.
Comments
Post a Comment